Ma’suul ka tirsanaa Heyad Samafal oo goor dhow lagu dilay Muqdisho

Kooxo Hubeysan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah ku dilay magaalada Muqdisho masuul ka tirsanaa howlwadeenada heyad maxali ah oo lagu magacaano WARDI. Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada NBC ee Degmada Hodan ka dib markii dableyda hubeysan ay rasaas ku fureen masuulkan oo lagu magacaabi jiray Xasan Cismaan. Ragga dilka geystay ayaa baxsaday sida ay … Continue reading Ma’suul ka tirsanaa Heyad Samafal oo goor dhow lagu dilay Muqdisho